Axad, Luulyo, 24, 2022 Xildhibaannada Golaha Shacabka ee baarlamaanka Federaalka Soomaaliya ayaa berri kulan ku leh xarunta Golaha Shacabka ee Villa Hargeysa, kaddib codsi ka yimid xafiiska Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya.
Madaxweyne Xasan Sheekh iyo Ra’iisul Wasaare Xamse ayaa saacadihii dambe ee shalay kulan la qaatay guddoomiyaha Golaha Shacabka Sheekh Aadan Maxamed Nuur Madoobe, iyagoona usoo jeediyay in muddo toban maalmood oo dheeraad ah loogu daro Ra’iisul Wasaaraha si uu u sii dhammeystiro wadatashiyada ku saabsan dhismaha Golaha Wasiirrada.
Ilo wareedyo ayaa xaqiijiyay in guddoonka codsiga Ra’iisul Wasaaraha uu hor dhigi doono baarlamaanka.
Madaxweyne Xasan Sheekh Maxamuud ayaa 15-ka bishii hore ee June xildhibaan Xamza Cabdi Barre oo ka tirsan xisbiga Madaxweynaha ee UPD u magacaabay Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya.
Tan iyo sannadkii 1960-kii dhaqanka siyaasadda Soomaaliya ayaa ahaa in Ra’iisul Wasaaraha uu Golihiisa Wasiirrada kusoo magacaabo muddo 30 maalmood ah, balse lama ogga waxa uu noqon doono go’aanka xildhibaannada baarlamaanka Soomaaliya.
haldoor news
America’s Love for Dogs: Statistics and Trends That Highlight Their Role in Our Lives" Dogs in American Households Dogs have earned their reputation as "man’s best friend," and they’re a key part of life for millions of Americans. As of 2024, dogs are more than just pets—they’re family. This article breaks down the numbers, trends, and reasons behind the deep bond between Americans and their furry companions. --- Dog Ownership Statistics 1. How Many Dogs Are in the U.S.? Households with Dogs: Around 65% of U.S. households own pets, and half of these have at least one dog. Dog Population: The U.S. is home to over 89 million dogs, and that number keeps growing. Most Popular Breeds According to the American Kennel Club, the top dogs in the U.S. are Labrador Retrievers, French Bulldogs, and German Shepherds. These breeds are loved for their loyalty, intelligence, and adaptability. Who Owns Dogs? By Age: Millennials (ages 27–42) are the top dog owners...
Comments
Post a Comment